fikirhub

fikirhub

Ha sheegin qofna qorshaaga

(Halkan ka akhriso sababta)                                                             qoraalkan wuxuu ku saabsan yahay xeelad loo yaqaanno “Disappearing” (in la dhummo ama la is qariyo) si nafta loo beddelo. Waxaa loo kala jebiyay saddex weji oo muhiim ah oo qofka ka caawinaya inuu ka soo…

Qanaacada Nafta

Qanaacada nafta waa mid ka mid ah tiirarka ugu mihiimsan ee nolosha bini’aadamka, balse inta badan si qaldan ayaa loo fahmaa ama gebi ahaanba waa la iska indha tiraa. Marka si fudud loo qeexo, qanaacada nafta waa xaalad uu qofku…

Waa maxay macnaha nolosha ?

Macanaha noloshu waa su’aal ruux waliba isweydiiyo, Facyaal badan ayaa dadkii ku noolaa dunidan, ruux waliba is weydiin jiray su’aasha ah “Noloshu maxay macno ii leedahay?” Hawl galadii jawaab u raadinta su’aasha Noloshu maxay macno ii leedahay?” ee dadku qarniyada…

Sidee loo maareeyaa murugada ?

Maaraynta murugadu waa mid basiid ah oo aad iyo aad u fudud, in si saxa loola tacaalaana ay fududahay iyadoo loo eegayo asalka waxay ahayd markaasna faaska loola baxayo sidii unuunka looga jari lahaa . In la daaweeyaa murugada dadka…