Sidee loo maareeyaa murugada ?

Maaraynta murugadu waa mid basiid ah oo aad iyo aad u fudud, in si saxa loola tacaalaana ay fududahay iyadoo loo eegayo asalka waxay ahayd markaasna faaska loola baxayo sidii unuunka looga jari lahaa . In la daaweeyaa murugada dadka…


