Sidee Loo Hagaajiyaa Maamulidda Nafta?(Self-management)
Xisaabtu waa muhiim, gaar ahaan midda qofku isagu nafta xisaabiyo, taas oo suurta gal ka dhigaysa in dadaalka iyo tallaabooyinka aad qaadday noqdaan kuwo horusocod sameeya. Haddii kale waxa dhici karta, in aad go’aan qaadato, balse marka isbeddelkaagu koboc sameyn…



