Tignoolajiyada iyo Isbeddelka Dunida

Tignoolajiyadu waa awoodda ugu weyn ee beddeshay qaabka ay dunidu u shaqeyso qarnigan casriga ah. Waxay saameyn weyn ku yeelatay isgaarsiinta, ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, iyo nolol-maalmeedka guud ahaan. Horumarka degdegga ah ee tiknoolajiyada ayaa ka dhigay dunida mid isku dhow…

Akhlaaqda Fiican ee islaamka

Akhlaaqda Fiican waa sheyga ugu muhiimsan uu lahaado biniaadamka, akhlaaqda wa tilmamaha shaqsiyad wanaaagga qofka leeyahay, waxaana tusaale, kudayasho, barasho inooga filan (Nabi MUXAMAD SCW akhlaakh wanaaaggiisa, Allah SWT ku amaanay uu kuyiri waxaa hubantii ah inaad tahay mid dhaqan…