Ku Noolow Xorriyad: Sida Aad U Dooran Karto Noloshaada
Sida Aad U Dooran Karto Noloshaada Ka hor, inta aanan si qoto dheer oo dhinacyo dhawr ah taabanaysa sharrax uga bixin arrimaha la xidhiidha mawduucan Ku Noolow Xorriyad: Sida Aad U Dooran Karto Noloshaada, waa muhim in aynu is weydiino…

